top of page


Dhageyso: Jeylaani Nuur Iikar iyo Fahma Axmed oo ku soo baxay Doorashada xubnaha Beelaha Banaadiriga ee Aqalka Hoose Barlamaanka.
Gudoomiye ku-xigenka kowaad ee Barlamaanka Somalia Jeylaani Nuur Iikar ayaa kusoo baxay mid kamida kuraasta aqalka hoose ee beelaha Banaadiriga taas oo ka dhacday Xarunta Gadiidka police-ka ee Magaalada Muqdisho.
Jeylaani Nuur Iikar ayaa helay 28 cod, halka Musharaxa C/casiis Cusmaan uu helay 23 cod oo la tar tamaayay, waxaana la sheegay in ay aheyd doorasho aad u adag.
Halkaan ka dhage
bottom of page