top of page

Tabar taada ogaaw ceeb ma ahan
Gambaalo nin gaaraa guntadaa .
War la uunba uunbeeyo weeykaxaa ka roon.
Yeele waa hilmaamaa la yeelo ma hilmaamo
Luuq luuq marrow laazim laamigaas imahaa
La faltee la beeqtee ka roon.
Ninkii soo jog laga waayo soo jiifaa laga helaa
Baabuur qaboo jinni qaboo
Musbax mininkaa u baahan minin dadoo ma lagu daaro.
Marka Cadeey minin aw Cusmaan martidii moodo munaafaq waaye.
Ninkii tacbo oo ruuro mina tiisa timaado waa ka tagaa.
Wiilee daaree wallaalee ma iyo.
Abkee dooli diloo dad nool maas u daahaa
Saxan saxan ku gud Saan saan ku gud
Af daboolan dahab.
Shimbirtii buubto anfaqeed dhulkaas yaalaa.
Tallo hadey kaa wareerto tahliilaa la tuftaa.
Gacanaan gemaa goosaan jobihaa ma gabanaayi
Cawadoo qad aqal ka yeelo.
Xuskaa qab iyo xaajadaana qabo
Deriskaa ku deyo ama ku diin
Badoo dhan hal malaay yaa u riyay
Wareer caawo waa loo waaw bariistaa
Iid hortiisaa la aqal yeeshtaa
Qosol aan leesla qabin qaraabo goos waaye
Cumri dhamaaday ceeb ma lagu sabootiyo
Yaa ku dhobay kariinkaa
Bannaankiisa mare maradiisa bood ma qabsato
Mukulaal mininkeeda joogto mici libaaxeey leedahay
Mallaay maanyo ku jiro xawaaji ma loo shiito
Daayeer dabadiisa ma ku diimo daba dadoo aas ku diimaa
Iin fal-iin fal dhimmanyee lee
Ma rabtaa raqiis ma qabtaa qaal
Magac maskiin ma laga aha,maal mowlaa loo qabaa
Ceeb khasaaraa ka roon
Af ka bixi culees male
Burtii cunti bootintiisaa la rabaa
Shakki yaqiinaa ka roon
Nin sigti ma noola
Dadayasho doorabo ka uurowti
Dooro qoor qabasho bish maka dhanto
Tacsiiyo mala urisho(ooysi ma uro)
Diin qaboo darajo qaboo
Mininkee iiga bax & Maalkee i sii meel loo moodo male
Wax wallaaloow lagu waayi waryaa hooy ma lagu helo.
Wahsadoo wiilkiisa ma korsado
Waano waalid diidoow waraabaa cunaa
Juuq kuugu jiro mala jeriyo
Bilaayo ku haysato aboo aboo ma loogu boxo
Nin jeedo mala kiciyo nin hurdaa la kiciyaa
Nin is hinjiyo aa la humbaaraa
Aabaa kan yar iga celi kan weyn anaa iska celihaa
Afar naagloow amaraa ku haystaa
Xaalkaa xabiibkaagaa loo sheegtaa
Jinkaa la dheel kana dhug lahaaw
Nimmaan dhul marin dhaayo male
Raaliya helaa raaxo adduun helay
Mallaay makaalinaa keentaa macaaneyna meher
Minnin aan musbax (naag) lahayn ma nuuro
Ninkii shab aad iska siisid shafeecaad ka heleey
Hunguri weyne malaayaa saab ugu dhacay
Maaskey i sii meel loo moodo male
Gurbaan gacalkaa ha kuu haayo ama garabkaa ha kuugu jiro
Gurbaan la xadi,goob laka tumee la done
Afkaa feed ilkahaa aan tiriyo aad wadaa
Albaab furan mala galo ee weji furanaa la gala
Wax la yaqaan aroos wax la yaqaan ha kuu dhashee
Nin naagtaa rabo gabartee hoo makaa yeelaayo
Naftaa ka qaad naftaa u qaad
Ninkii is xarakeeyaa la xurmeeyaa
Darajo diidow duliyaa kuu dambeeyaa
Dhoorsadaa dhammaan baxa
Manyac ninkiisuu muuta-muuteeyaa.
Erbet aruurti misaar
Tuuge lama tuugo taajirkaa loo tegaa
Nin faruuran ma fooriyo
Caasigaa mininka ma mooga
Wallaalkaa dheeftiisa dhegtaa raaxadeeda Waaye
Shan beri Sheekh ma lagu noqdo
Maal wallaalkaa dhereg ma loo cunno
Magac iyo masiibo maaliney baxaan
Ishiisa laku arkaa ushiisa lagu tumaa
Habartii doqon dhasho ii dooriyoo ma hesho
Kaa barte waa kaa badiyaa
Tukulush timir gaaree waayi xaraar dhahyi
Intay tirnaan lahayd ha tilmaanaato
Bun la waayee badelkis mala waayo
Nin waalan wallaalkiisaa u miirsan.
Damiin far waaweenaa wax loogu dhigaa.
Buris bax lee ma loo kasaayo.
Xumoo ha joogo samoona ha joogo.
Fal xaasid faqiir wax heli.
Baahanoo baqti kuu bannaan.
Geedkii rooroor lagu koro roorooraa loogu degaa.
Kala bax kitaabkaa sheegi.
Hilib xeeb yaalee huunfeey ma dhaafto.
Dooli rooroorkiis Mukulaal dhirifkeeda waaye.
Dheesha in kastoo dheel tahay haddana ma lagu dheelo.
Tuug tuugaas ku mudaa.
Waltii feleetee fel marii awaa ka weynyee ha falin.
Fa’aa waxtiis falee fal fanjibo ha koo dhecee.
Saantaa meeltii ka batee sumcadaa ka dhumideeye.
War la uunba-uunbeeyo weykaxaa ka roon.
Meeshii Iftiin soo galo mugdi waa ka baxaa.
Tuug la qabti tabar male.
Naf qabee sheey ma qabo.
Nabsi ninkiisaas nahliyaa
Xaaraanta xushmeeye xawaal ma xassuusto
Is ma hurtooy yaan leys haleynina.
Fa’aa wixiis roor ku waayo fadhigaa Allah kugu siiyo.
Wadaadka weysiga dhoorahaayo wax yar waa wasaqeyn karaa.
Dhoorsadaa dhammaan baxay
Waraa jiri doonee wiishkalee ha yeeree.
Nalba ku daar,Nalba ku daar minnin naag leheen ma nuuraayo.
Cadow aan carifneyn aa ceelkaan iigu xoori
Ninboo naftaa nabiyoo ummaddaa.
Wareerka waqtigaa keeni.
Yaa miir qabaa maas la weydihaa.
Doco waalid waa soo duxdaa.

bottom of page