top of page
Lixda Tiir ee Barnaamijkiisa Siyaasadeed Iyo Xasan Sheekh Maxamuud 08 09 2012


Lixda Tiir ee barnaamijkiisa siyaasadeed
1- Xasilita dalka
Sarraynta sharciga & Dawlad wanaag
2- Soo noolaynta dhaqaalaha dalka
3- Nabadaynta & dib u heshiisiinta
4- Soo noolaynta adeegyada Bulshada
Caafimaadka
Tacliinta
Ilaalinta Deegaanka
Fayo dhowrka guud ee bulshada
5- Midnimada & Wadajirka ummadda Soomaaliyeed
6- Ilaalinta & abuurista xiriirrada caalamiga ah ee ku salaysan iskaashi & wadajir.
bottom of page