Doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud Waxaa la Tartamay Wareegii Koowaad Murashaxiinta Kala ah, iyo Dhibcaha
Doorashaddiisii
Waxaa la tartamay wareegii koowaad murashaxiinta kala ah, iyo dhibcaha
1. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Baadiyoow - 21
2. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex - 30
3. Cadbullaahi Axmed Caddoow - 24
4. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas - 30
5. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo - 14
6. Axmed Ismaaciil Samatar -8
7. Xasan Shiikh Maxamuud - 60
8. Shariif Shiikh Axmed -64
9. Yusuf Garaad Cumar -8
10. Cumar Salaad Cilmi -2
11. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi - 0
12. Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin -2
13. Cabdulqaadir Cosoble Cali -27
14. Maxamed Axmed Saalax -0
15. Salaad Cali Jeelle -0
16. Ibraahim Cali Xuseen -0
17. Siciid Ciise Maxamuud -1
18. Cismaan Maxamed Gacal -1
19. Maxamed Cabdullaahi Oomaar -1
20. Maxamed Cabdiweli Shiikh Yusuf 0
21. Maslax Maxamed Siyaad Bare -10
22. Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi - 1
Waxaa ka tannaasulay intii aan la gelin wareegga labaad oo ka baxay tartanka
Cabdiwali Maxamed Cali oo heystay 30 Cod
Cbduqaadir Nuur Haaji Wdani 15 Cod
Markaas ayaa wareegga u dambeeya waxaa u tartamay labada musharrax ee kala ah:
Shariif Shiikh Axmed, oo heystay 64 Cod.
64 / 275
Xasan Shiikh Maxamuud oo heystay 60 Cod
60 / 275
Waxa uu kaga guuleeystay wareeggii ugu dambeeyay Shariif Shiikh Axmed.
Xasan Shiikh Maxamuudwaxa oo helay 190, halka
190 / 275
Shariif Shiikh Axmed oo helay 70.
70 / 275